Ra’isul Wasaare Rooble oo maanta isku keenay Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed

Ra’isul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay jawi wanaagsan oo ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula yeeshay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed . Rooble ayaana labadan masuul oo kala hogaaminaya xubnaha guddiga doorashada ee gobolada Waqooyi … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo maanta isku keenay Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed